Posts

Showing posts from January, 2023

HADAFKII IIGU WAYNAA SANDKA 2022 EE AAN XAQIIJIYAY!!!😊😊

Image
Maalinta qalinjabinta 27da Oktobar,2022 Bilawga sanadkasta oo cusub waxaa jira hadafyo ay qof kastaa dhigato. Hadafkii iigu waynaa oo aan xaqiijiyay sanadka 2022 waxa uu ahaa in aan dhameeyo barashada taqasuska cilmiga adeegga Bulshada( Bachelor of Social work )   isla markaana aan naoqdo xirfadle adeege Bulsho ah( professional social worker ). Bilawgii Jaamacadda May,2018kii ayaan kasoo qalin badashtay iskuulkaygi hoose, dhaxe iyo sare ee Altadaamun ex(Wadajir sare). Ilaa iyo yaraanteydii waxaan ku hamin jiray in aan dadka caawiyo lkn maanan garaneynin cilmi labarto kaas oo dadka lagu caawiyo. Nasiib wanaag waxaa ii suurta gashay oo Ilaahay i waafajiyay in aan barto cilmiga Adeegga Bulshada(Social work) kaas oo aan ku taaami jiray. Faarax Maxamed Shiiqow waxa uu ahaa qofkii ka danbeeyay I laaahay ka sokow in aan noqdo qofka aan maantay  ahay, waana qofkii igu dhiiri galiyay in aan barto Cilmigga Adeega Bulshada. Difaacashada buuga qalin jabinta 15ka ,June,2022 Septembe...